Project Overview
Project Development Objective
The primary aim of the SEIP project is to strengthen technical and vocational skills development to enhance youth employability and foster inclusive growth

Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada JFS
Waxa ay dhalinyaradda Soomaaliyeed USoo bandhigeysa Fursad Tababar Xirfadeed.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS waxa ay u xilsaarantahay in ay xirfado shaqo oo wax ku ool ah u abuurto Dhalinyarada Soomaaliyeed si loo yareeyo heerka shaqa la,aaneed ee Dalka ka Jira.
Wasaaradda Shaqada iyada oo kaashaneysa Mashruuca SEIP waxa ay dhalinyarada Soomaaliyeed u soo bandhigaysaa fursado Tababar xirfadeed la jaanqaadi kara baahiyaha Suuqa ka jira sida Tamarta la cusbooneysiiyo, Hal-abuurka Ganacsiga iyo Xirfadaha ICT da iyo Tiknoolojiyada.
Si ad uga mid noqotid dhalinyarada heleysa fursadan tababar fadlan si taxadar leh u buuxi lifaaqa foomka hoose ka dibna soo dir si loo keydiyo xogtaada shaqsiga.
daahfurka Barnaamijka Tababarka Deeqda Waxbarasho
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Barnaamijka Tababarka Deeqda Waxbarasho. Barnaamijkan, Wasaaraddu waxay dabooli doontaa khidmadaha tababarka ee ka-qaybgalayaasha ku jira xirfadaha Tamarta La Cusboonaysiin Karo iyo Ganacsiga & Horumarinta Ganacsiga.
kulanka Guddiga Heer Farsamo ee mashruuca
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS, Mudane Yussuf Wadani, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulanka Guddiga Heer Farsamo ee mashruuca kor loogu qaadayo tababarrada xirfadaha dhallinyarada iyo shaqo abuurka ee (SEIP Project
kulanka Guddiga Hagidda mashruuca
kulanka Guddiga Hagidda mashruuca kor loogu qaadayo tababarrada xirfadaha
Address List
- Shangaani District Mogadishu Somalia
- +252612286130
- Seip@molsa.gov.so
Social Networks
- @seip_project
- @seip_project
Links List
SEIP PROJECT
SKILLS FOR EMPLOYABILITY, INCLUSION AND PRODUCTIVITY